Dawladi hore waxaa ay mudo badan waaxan waxa aay sheegi jirtay inay biyo galinta ka gaadhay boqolkiiba 90% walaw hada aay Casimada jigjiga biyo la’aan tahay oo dameero lagu waraabiyo maamulka deegaanka oo iskaguna uu muuqda in uusan xal-ka-gaadhayn sababta oo ah inay Dagmooyin uun ku hawlanyihin sidaasay tahay hadana gobol wal dhagax dhig la sameeyay,







